November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAABINEWS

28 sano ayaa been loo sheegayay dhalinta Somaliland: Prof A Samatar

Prof Axmed Samatar oo isaga iyo Cali Khaliif wadaan olole iyaga u gaara ayaa Berbera ka sheegay in dhalinta Somaliland muddo dheer been loo sheegaayay. Luqada hala hagaajiyo sida wax loo wadaana maaha mid ictiraaf iyo wax u dhow u keenaysa maamulka. Wuxuu ku celiyay shuruudaha uu wato haddii loo magacaabo wasiir.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS