24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

50 foosto oo khamri ah iyo xashiis lagu Qabtay Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maantay qabtay in ka badan 50 fuusto oo Qamri ah oo nooca Soomaalida farsameyso ee loo yaqaan calaqa iyo Xashiish faro Badan kuwaas oo laga soo qabtay qeybo kamid ah Degmada Hodon

Waxaa goobta tagay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale oo bogaadiyay howlgalka lagu soo qabtay, wuxuuna ugu digay dadka ku howlan ka ganacsiga maandooriyaha noocaan oo kale.

xashiish-qamri-1

Qamri1

Qamri2

Qamri3

Qamri4

Qamri5

Qamri6

Qamri7

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS