November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

92 caruura oo gaajo iyo haraad ugu dhintey duleedka Muqdisho: MAQAL

92 caruura ayaa gaajo iyo haraad ugu dhintey duleedka Muqdisho.

Masuuliyiinta Degaanka Garasbaaley ayaa sheegay caruur tiradooda ay gaareyso 92 in maalmihii la soo dhaafay ay u geryoodeen xaalad nafaqo daro iyo gaajo isugu jirta, taasi oo ku heysata xeryaha Barakacayaasha ah ee ku yaalla Degaanka Garasbaaley.



Guddoomiye ku xigeenka Degaanka Garasbaaley Cali Xasan Cali oo maanta saxaafada la hadlay ayaa xaqiijiyay in 92 caruur ah ay geeryoodeen. Waxa uu sidoo kale sheegay Guddoomiye ku xigeenka qaar kale oo badan in nafsadooda ay halis ku jirto hadii aysan helin gurmad deg deg ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS