Sida ay qortey wargeys ka soo baxa dalkaasi Yugandha ayaa lagu sheegay in askari ka tirsan ciidankooda uu isdiley kadibna markuu diley saaxiibtiis oo iyadna ka tirsanayd ciidanka Yugandha ee Amisom. Wargeyska ayaan faahfaahin dheeraada ka bixin sida wax u dhaceen wuxuuse shegay in dilku ka hacay xerada ayna Somalidu geli Karin laakiin ay joogaan gabdhaha Somaliyeed ee Xalane.
Lt. Aaron Kitakure ayaa is dilay markii uu toogtay gabar xiriir kala dhaxeeyay oo iyana ka tirsaneyd Ciidamada AMISOM. Warkan ayaa waxaa qortay Wargeyska Daily Monitor oo ka soo baxa dalka Uganda, waxaana uu soo xi
Afhayeenka Ciidamada Uganda Col. Paddy Ankunda ayaa xaqiijiyay arrintan, isagoo xusay in labo ka mid ah saraakiishooda ay dhinteen, balse waxaa uu ka gaabsaday inuu faah faahin ka bixiyo.
“Waa run labo ka mid ah askarteen sida la sheegay inay dhinteen, waxaan baareynaa arrintan, ma ku siin karo faah faahin ka hor baaritaanka”ayuu yiri Paddy Ankunda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay