Xildhibaan Cumar Sanweyne oo ka tirsan maamulka Siiaanyo ayaa ka xanaaqay maamulada laga dhisayo Koofurta Somaliya ee waliba la raaciyo erayga Land oo macnaheedu yahay dhulkii. Wuxuu sheegay in ujeedadu tahay mid la fahmayo
Cuma Sanweyne oo fariin u direy waaxda Siilaanyo ee arimaha dibedda ayaa u sheegay in ay ka digtoonaadeen.
Sanweyne oo sii wata hadalkiisa ayaa sheegay in dawlada Somaliya dooneyso in aduunka lagu qaldo magacyadan Land Wada wata uuna sheegay kan la baxay Puntland iyo kan la baxay Jubbaland ay Kala maamulaan laba nin oo ilma adeera.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEES.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay