Khudbad xiise leh oo loo turjumey Sheekh Shariif ayuu kaga sheekeeyay arin qabsatay xilligii uu madaxweynaha ahaa taas oo uu sheegay in markii uu la kulmayay Hillary Clinton sadex jeer la soo waydiiyay in uu salaamayo kadibna uu salaamay. Sheekh Shariif ayaa ka hadlay kulan uu la lahaa machad ku yaal Boston USA.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay