Xalay ayay ahayd markii weerar tuuganimo lagu qaaday bakhaar sarifle ku yaalay oo uu leeyahay nin ganacsade ah kuna yaal bartamaha Boorama halkaas oo ay gaysteen khasaare iyo dhac aan la garanayn xadidka. Maayerka ayaa ku tilmaamey dhacdadan mid aan sidaa u buurneyn. Tuugadan ayaan wali la soo qaban iyadoo dadka magaaladu iswaydiinayaan cida sida dhabta uga dambeysa hantida ganacsadaha ee ay xalaalaysteen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay