Monday, April 29th, 2024
header










Meta







Cabsi soo wajahday reer Galbeedka kadib Ruushka oo hanjabay

Ruushka ayaa balan qaaday inuu ciidan iyo hub khatara gayn laatiin Amerika haddii Maraykanka iyo xulafadiisu qaadi waayaan hubka ay ku daladalayaan xadka Ruushka. ”Way naga go’an tahay inaan ka hortagno waxa ka socda xadkayaga ayuu yiri wasiir ku xigeenka arimaha dibedda ee Ruushka.



Reer galbeedka ayaa hub farabadan ku daldalaya Yukarayn halak ay dhinaca kale rabaan in Ruushku dib u celiyo ciidan jooga dalkiisa. Maraykanka ayaa codsaday ayaain wadahadal degdega laga yeesho arinta ay ka cabanayaan Ruushku.



”Shirka maanta ka dhacaya Iswisarlaan ayaan rabnaa inaan ku xalino arinta xadka Ruushka iyo reer galbeedka. Ruushka ayaa si cad ugu sheegay reer galbeedka inay dhigi doonaan hub halisa xadka ay la wadaagaan reer galbeedka.

Maraykanka ayaa walaac ka muujiyay in arintu faraha ka bixi karto.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...