23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi C/raxmaan Ciro u fadhiya Boorama oo qaska iyo dhaca ka taagan dusha uga tuurey Ramaax

Siyaasi C/raxmaan Ciro u fadhiya Boorama ayaa ogaaday qaska iyo dhaca ka taagan Boorama in uu ka masuul yahay Ramaax oo uu sheegay in bartamaha magaalada dadna lagu dhaawaco xoolo shacabna la qaato. Wuxuu difaacay C/raxmaan Ciro oo xeer ayna reer Awdal joogin ay isku camireen iyagu.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM