23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waxgaradka Buuhoodle oo Xaglatoosiye ku tilmaamay wasiirka mukhaadaraadka iyo Galaydh oo deegaano booqanaya

Waxgaradka Buuhoodle ayaa Ku tilmaamay Xaglatoosiye in uu yahay wasiirka mukhaadaraadka iyagoo sheegay in reer Khaatumo ayna u baahneyn qof sidaasa hayna leeyihiin maamul dhisan. Dhinaca kale madaxweynaha Khaatumo State ayaa booqasho Ku Kala bixiyay deegaano ka tirsan Khaatumo si uu ula socdo xaalada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM