25/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxay yihiin qodobada horyaala shirka midowga Afrika

Madaxweynaha Somaliya ayaa ka degay Addis ababa halkaas oo uu kaga qayb galayo shirka nabada iyo amniga ee midowga Afrika oo yimi xilli laga adkaaday falaagada Tigreega ee ay taageersanaayeen reer Galbeedku.



Haddaba shirkan oo adduunka u muujinaya in buhuubahaadii reer galbeedku fashilantey ayaa waxa looga doodi doonaa arimo ay ku jiraan sidii Yuhuuda looga eryi lahaa ururka iyo arimo kale oo ay ku jirto dib u sooo noolaynta wadahadalada webiga Niil.



Madaxweynaha Soamliya ayaa la filayaa inuu shirka la tago inuu codsado in la xoojiyo dhaqaalaha Afrika iyo maamul wanaaga dawladaha Afrika oo si xun ay farogelin ugu hayaan reer galbeedku.

Sidii caadiag ahayd lagama filayo inay qodobo waaeyn a soo baxaan aan ka ahayn tan Yuhuuda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS