Sirdoonka Yukrayn iyo warbaahin laysku halayn karo oo laga leeyahay Yukrayn ayaa qorey in madaxweynaha baxsadka ee dalkaasi Yukrayn uu diley wakiil hore uga qayb galay wadahadalka u dhexeeya iyaga iyo Ruushka.
Liistada ay Yukrayn u gudbisay wadahadalka iyaga iyo Ruushka ee ka dhacaya Beelaruus ayaa laga waayay magaca wakiillan la khaarajay. Waxa tas la sii daran in warbaahinta madaxweynaha baxsadka ee Yukrayn ay soo bandhigeen wejigiisa oo dhiig badan ka muuqdo.
Dilkan ayaa imaanaya ayadoo ciidanka Ruushka ka fikirayaan inay galaan caasimada iyo in kale halka hadda ay go’doomiyeen oo loo furay HAL wado keliya oo laga baxo.
Wakiilka la diley ayaa warbaahinta raacsan madaxweynaha Yukrayn qoreen inuu basaas u ahaa Ruushka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay