Madaxweynaha Ruushka oo Ka hadlaayay hawlgalka ka socda Yukrayn ayaa sheegay inay hadda boqolkiiba 97 ay gaadheen. ” Waanu curyaaminay dhamaan lidkii diyaaradaha ee dalkaasi iyo goobihii hubku u yaalay oo dhan ayuu yidhi mafaxweyne Buutin.
Madaxweynaha oo sharaxay ujeedada ay u galeen Yukrayn ee ayna ku ekaan gobolka Dombaas ayuu ku sheegay in ururka uu wato Maraykanku ee Naato ay rabeen inay Yukrayn Ku daraan ururkooda kadibna weeraraan gobolka Karaymiya maadaama Yukrayn diiday inay dhexdhexaad noqoto.
Waxa ka dhalan kara inaan weerarno ururka Naato waa la ogyahay ayuu yiri madaxweyne Buutin.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay