Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa tacsi u diray dadkii Ku dhintey weerarkii Kismaayo xero ay Ku jiraan ciidanka dawlada oo ay sheegatay argagixisada shabaab. Tirada Ku dhimatay weerarkan ayaa kor u kacday iyadoo la sheegayo in ciidamada Axmed Madoobe ay dileen nin looga shakisanaa in uu Ku lug lahaa qaraxa.
Weerarka Kismaayo ayaa waxa ka hadlay saraakiisha ciidanka dawlada ee Jubooyinka oo sheegay in uu weerarkan ka dambeeyay Axmed Madoobe.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay