22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

?????????????????????????????????????

Xildhibaanadii reer Awdal oo laga qanciyay xeerkii doorashooyinka iyo gudi ayaan u saarney: ARAG

Gudoomiye Ku xigeenka golaha wakiilada Somaliland oo horfadhiya xildhibaabada reer Awdal ayaa sheegay in xal laga gaaray xeerkii doorashada Isla markaana uu sheegay in gudi loo saaray xeer ay ka qayliyeen xildhibaanadu.

Mar uu ka hadlayay saami qaybsiga ayuu sheegay in taasi ayna ayayn mud iyaga u taala ee ay taalo xukuumada Siilaanyo. Ma sheegin xilliga gudigaasi go’aan ka gaarayaan iyo cida ju jirta gudigaas.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM