Bakistaan ayaa ka hadashay gantaal xawaarihiisu dheereeyo oo soo galay hawadeeda isla markaana halis geliyay dhamaan diyaaradaha rakaabka ah ee maraayay halka gantaalkani ku dhacay.
”Waxaan welli wadnaa baadhitaanka waxase noo cad in gantaalkani halis geliyay dadka dhulka ku nool iyo weliba kuwii hawada marayay ayuu uri afhayeen u hadlay sirdoonka Bakistaan.
Hindiya ayaan welli ka hadlin gantaalkan ka yimi dhinacooda, waxase Bakistaan sheegtay inayna hadda qaadayn wax aargudasho ah laakiinse ay Hindiya ugu baaqday inay ka taxadarto halista noocana.
Baadhitaankii ugu horeeyay ayay Bakistaan ku sheegtay inuu ahaa gantaal aan hubeysnayn.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay