Maamulka Koofur galbeed ayaa noqonaya maamulkii labaad ee dhamaystira doorashada xildhibaanada golaha shacabka. Waxa hore iyagu u dhamaystirtey gobolada Woqooyi noqdayna kuwii ugu horeeyay maadaama Muqdisho lagu qabtey.
Doorashadan ay dib kolba u digayaan kooxda Xalane ayaa siyaasad ahaan looga jeedaa in dalka waqti badan uga lumo, wax ahaan faaiido ugu jirin siiba Kiiniya oo Kismaayo haysata.
“Waxaan shaacinay 7-dii kursi ee u dambeeyay ee yaalay Baydhabo, waxaan qaban doonaa 14 bishan HAL maalin kahor waqtiga loo qabtey in la soo af-jaro doorashada xildhibaanada golaha shacabka ayaa yiri afhayeen u hadlay horjooge Laftagareen.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay