20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Baaxada dabka suuqa Hargeysa: muuqaal kaa argagixinaya

Dabkan ayaa in muddo qiiqaya mana jirto awood lagu bakhtiiyo maadaama ayna jirin inta badan meelo loo maro, ayadoo ay jirto dabayl aan xooganayn oo sii caawinaysa. Dadka danyarta ahaa iyo kuwii kalaba waxay isku dayeen inay la baxaan wixii ay awoodaan ayagoo naftooda halis u gelinaya inta yar ee badbaadin karaan.

Hoos ka daawo baaxada dabka






Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS