November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Siilaanyo oo wasiirkiisa qorsheynta u direy in uu indhihiisa ku soo arko abaaraha Awdal oo cidkale uu ku aamini waayay

Wasiir ay Siilaanyo isku dhow yihiin una qaabilsan qorshaynta ayaa socdaal loogu direy abaaraha gobolka Awdal halka C/raxmaan Saylici oo ku abtirsada deegaanada uu booqdey wasiirka beesha dhexe ay ahayd in uu isagu ka gaysto taageerada ugu weyn ugu yaraana mishaharka 7000 kun ee laga soo qaado masaakiintan uu ugu qodo ceelal. Dadka sidan u baaba’ay ayaa ah kuwa loo baahdo marka durbaanka qabiil la tumayo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM