23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ardaydii ugu balaadhneyd oo ka qalanjabisey jaamacada Camuud iyo Siilaanyo oo u soo mijobaxsaday: ARAG

Waxa maanta ka qalanjabisey jaamacada Camuud ardaydii ugu balaadhneyd oo dhigta kuliyadaha kala duwan ee Jaamacada..xaflad ku saabsan arintaasi ayaa ka dhacday sidii caadiga ahayd hoolka weyn ee Jaamacada waxana goobta u soo mijobaxsaday madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo.

 

DSC_0103(1)[1] DSC_0116(3)[1] DSC_0124(2)[1] DSC_0135(1)[1]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM