November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo u sheegay xildhibaanada reer Awdal in Isaaq sadex jufo yahay Samaroona sidaas oo ay…ARAG

Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi ahna gudoomiyaha golaha guurtida Awdalstate ayaa u sheegay xildhibaanada reer Awdal in Isaaq sadex jufo yahay Samaroona Sadex sidaasi darteed ayna uga jixin jixin in ay qaataan inta kuraas ee iyagu qaataan. Wuxuu siyaasigu dhinaca kale jawaab siiyay Prof Xaamud Maasheeye oo Suldaan Wabar ku raacay in Awdalstate hogaan lahayn ama burburtey.

ARAABINEWS.COM