November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Jaaliyada Adal ee Ingiriiska oo kulan laysku arkay ku tageeray kacdoonka gobolada Adal+MUUQAAL

WP_20141229_003London 28 Dec 2014–Jaaliyada reer Adal ee Ingiriiska ayaa kulan aan loo kala hadhin ku taageeray kacdoonka gobolada Adal ee sida xooga leh uga socda gudaha Adal. Kulankan oo ah kii labaad ayaa laga hadlay hadafka kacdoonka inuu yahay mid dadka Samaroon ayna aayahooda cidna u daba fadhiisan.

ARAABINEWS