Madaxweynaha maamulka Butlaan Axmed Karaash ayaa welli wada booqashada uu ugu kuurgalayo hawlaha gobolka siiba Bgobolka Bari halkaas oo musuq maasuq xn uu kaga tagey horjooge Siciid Deni oo u sharaxan inuu noqdo madaxweyne.
”Waa nasiib daro ina haysata in dadkii ugu musuqa badnaa ay ku dhiiradaan ina soo hor istaagaan weliba inoo raaciyaan inay yihiin musharax ayuu yiri Cali Calasow.
Booqashada Axmed Karaash ayuu durba ku soo ogaaday musuqii ugu xumaa oo horjoge Siciid Deni ku kacay xilli uu dhiig badan ku daadiyay Boosaaso markii uu isku dayay inuu xoog ku muquuniyo madaxii ciidan uu tababaray Maraykanku.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay