12/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

CALI FAARAX

Siyaasi Cali Faarax oo si adag uga hadlay xaalada Seemaal

Siyaasi Cali Faarax ayaa si adag uga hadlay xaalada Seemaal ee gobolka Awdal halkaas ciidan beeleed uu wato horjooge Muuse Biixi ay dadka deegaanka dhib ku hayaan. War ISAAQOW qori qori ayuu leeyahay ee armay nabadu idiin fiican tahay.






ARAABINEWS