November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Marwo Caasha Axmed Cabdalla oo u kula dhigtey Shariif Xasan kuna tilmaantey nin qaswade ah

Marwo Caasha AXmed Cabdalla oo ka mida xildhibaanada gobolka Sanaag ayaa u kala dhigtey Shariif Xasan oo hadda ah madaxweynaha Koofur Galbeed. Shariif Xasan ayay ku tilmaantey nin danayste weyn ah oo xilliyadii ay iyagu la dagaalamayeen Itobiya isagu jeebka buuxsan jirey,.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM