Gudoomiye ku xigeenka barlamaanka Mahad Cabdalle Cawad oo waraysi bixiyay ayaa sheegay in maamul goboleedyo ay dhismeen inta aan la dejin sharciga taas oo keentay in dawladu ay joojin waydo in kuwa cusub lagu dhiso si qardajeexa. Wuxuu kaloo sheegay in si doorasho saxa u dhacdo waxa lagu qaiyaasay in ka shaqeeyaan shaqaale gaaraya 55 kun.
Wuxuu taabtey taysarada baasaboor Somaliga. Guriga golaha shacabka ayuu sheegay in ay heleen dawlado u dhisa laakiin ay ku ixtiraameen raiisal wasaaraha Turkiga oo isagu balan qaaday.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay