November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Majaajilo qosola oo laga sameeyay ergayga Xasan Sheekh ku boobayo wasiirada

Waa majaajilo qosola oo Cali Xaraare ka diyaariyay ergayga Xasan Culusow ku boobayo golaha wasiirada ee aan welli iman ee uu ugu yeeray ergayga abaaraha. Waxa xildhibaanadu qarxiyeen inay ahayd fikir gaaladu u dhiibtey isna uga faaideystay dano qabiil.






C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS