November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dr C/samad Nageeye

Madaxweynaha Awdalstate muxuu ka yiri Xasan Sheekh: horaan kuula hadlay

Madaxweynahah Awdalstate oo ka hadlaayay dib u doorashada Xasan Culusow ayaa sheegay inuu hore ula hadlay haatana aanu fileyn inuu fursadan kale ka faaiideysan waayo. Xasan Culusow ayaa la filayaa inuu afka u furo maamulka beesha dhexe asagoo iska indhatiraya xaqiiqda jirta.






ARAABINEWS