November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

FADHAD YAASIIN

FAHAD YAASIIN (ARAABINEWS.COM)

Laandheere Fahad Yaasiin oo bixiyay waraysi diirka ka qaaday siro badan

Waraysigii la wada sugaayay ee Laandheere Fahad Yaasiin oo dhamaystiran halkan hoose ka daawo. Ma jiro hal askari oo ciidankii tababarka loo qaaday ku dhintey waa huuhaa wixii kale iyo ku xumayn ayuu yiri Fahad Yaasiin. Sirdoonkii qaranku wuxuu u gacan galay isla cadowgii laga ilaalinaayay.






C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS