23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xulka sawirada aan idiinka soo xulney qoxootiga sida tooska ah loogu sii daayay Jarmalka+FAALO

Jarmalka iyo Sweden ayaa noqday labada wadan ee qoxootiga dhabta ah ee ka imanaya Siiriya, Ciraaq iyo Afgaanistaan ay toos u galeen iyado lagu qaaday basas inkadto ay jiraan wadamo fiqiira sida Bakistaan oo ka faaiideysanaya qulqulka qoxootiga dhabta ah. Waxa iyana jira wadamada Muslimka ee Yurub sida Kosovo, Albaniya iyo muslimiinta ku nool wadamada Yuguslafiyadii hore ay iyaguna si xun u qulqulayaan.

Isku soo duuboo waa Muslimiin waxa qaxaya kana qaxaya Muslim kale oo argagixiso ugu horeyso una qxaya wadamo gaalo ah laakiin aan waxba ka ogeyn diinteena macaan.

Wadanka Sloviniya oo ka tirsanaan jiray Yuguslaafiyadii hore ayaa isagu uga digey muslimiinta ku nool in ay qaxaan oo wadamo kale aadaan.

Sawirada qaar ayaa waxa ku jira magangalyo doon laabta ku sida hogaamiyaha Jarmalka haweenayda Markel oo kaalin weyn ka ciyaartey dhibka haysta dadkan.

Jarmalka iyo Sweden ayaa filaya in dhamaan dadka ku jira xeryaha Turkiga ay ku soo qulqulaan Giriiga si ay u yimaadaan ugana faaiideystaan wadada furan.

_85389398_78482d20-e96b-412e-bd32-e134747266e0[1]_85389925_c65124a7-575d-47a8-af35-aa4ac40614ba[1]_85389921_bfaf4f72-c121-4f22-8306-98bdf9fa3967[1]_85389406_f8859c6e-2dfc-409b-a677-a4abde2d6efe[1]_85389989_27fe813b-4feb-4819-85f1-7525efa876be[1]_85389995_86a9c5ff-d71c-43c5-a089-b729c245af28[1]_85389402_543a77db-5e7b-4828-9f46-eaa4f4312604[1]_85389404_53455267-245e-4049-b005-75cc90d13e17[1]_85389400_65c4bff1-ef43-4ce4-bbe0-95156fe07331[1]_85389921_bfaf4f72-c121-4f22-8306-98bdf9fa3967[1]_85389404_53455267-245e-4049-b005-75cc90d13e17[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM