08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Kiiniya oo markale ka hadashay malaayiin doolar oo ay ka heshay qaadka

Kiiniya ayaa sheegtay inay dhoosha sare ka qoslayso markale ayadoo sheegtay inay ka samaysay qaadka ay u dhoofiso Somaliya lacag ku dhow 2 milyan oo doolar muddadaa labada bilooda.



”Waa nasiib daro in lacag intaas leeg ay dalka ka baxdo ayadoo wax faaiido ayna ka soo gelin ayuu yiri Xuseen Warsame. Kiiniya ayaa ku amaantey Xasan Culusow inuu abaalkii soo celiyay.




Suuqyada magaalada Muqdisho ayaa iyada ayna waxba iska bedelin iyo magaalooyinka kalaba ayadoo welli ay ka muuqato bisaarad iyo shaqo la’aan maadaama qaadka lagu jeedsaday.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS