23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir Samsam oo ka hadashay maamul xumada maayerkii hore ee Boorama

Wasiirka maaliyada maamulka Siilaanyo ayaa ka hadhasha maamul xumadii maayerkii hore iyo sida shaqaaluhu muddo u ahaayeen bilaa mishahar. Maayerka cusub ayaa isna cadeeyay sida aanu u dhaamin isago sheegay in uu cagaf soo iibsaday hadana aanu ogeyn waxa ay ku shaqayso taas oo cagaftii ka dhigtey mid aan shaqayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM