23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Taageerayaal u badan Gabooyaha Hargeysa oo ka soo carorogtey xisbiga Siilaanyo kuna biiray Kulmiye

Taageerayaashii ugu badnaa ee ka tirsan xisbiga Siilaanyo kana soo jeeda Gabooyaha Hargeysa ayaa ku soo biiray xisbiga Wadani. Taageerayaashan ayaa sheegay in ay cadaalad xun kala kulmeen waxase dad badan is waydiinayaan waxa Wadani kaga duwan yahay kan Siilaanyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM