08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Awdalstate oo si adag uga hadashay xasuuqa Laascaanood

Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi ahna masuul sare oo ka tirsan Awdalstate ayaa si adag uga hadlay xasuuqa ka socda Laascaanood oo hadda faraha goostey. Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay inay garab taagan yihiin kacdoonka ka bilaabmay Laascaanood.







ARAABINEWS