23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay wasiirka arimaha dibeda Khaatumo State iyo Xaamud Maasheeye oo ka hadlay

Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayaa ka dhacday Maraykanka halkaas oo taageerayaasha Khaatumo State ay u sameeyeen wasiirkooda arimaha dibedda oo xooga saaray mabaadii’da Khaatumo iyo waxyaabaha u qabsoomay. Dhinaca reer Awdal waxa ka hadlay Prof Xaamud Maasheeye oo ku nuux nuuxsaday in lala xisaabtamo dawlada Xasan Sheekh.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM