13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG waraysi xiise leh oo lala yeeshay fanaanada reer Jabuuti/Adal ee Aamina Faarax iyo qisooyinka heesaheeda qaar

Waa waraysi xiise leh oo lala yeeshay fanaanada reer Jabuuti/Adal ee Aamina Faarax oo laga waraystay fankeeda iyo qaar ka mida qisooyinka heesaheeda oo ay ka hadashay iyo hees caan baxday oo ay ka dhaxashay abwaan ruwaayad keenay Jabuuti.

ARAABINEWS.COM