November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho halkaas oo uu ka jeediyay qudbad kooban oo ka hadlaysa damaca Itoobiya. Waxase hoos cararaya koox ka tirsan xisbiga Wadani oo uu wato Muuse Biixi iyo Ismaaciil Cumar Geelle.







C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS