12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suaal looga naxsaday raiisal wasaaraha: isku cid ma nihin yaan u raadsadaa xaqayga: ARAG

Muwaadin reer Khaatumo State ah ayaa ka naxsaday raiisal wasaaraha kadib markuu ku tuurey suaal xaqiiqda ku dhisan wuxuu yiri” isku cid ma nihin wakiilka iiga noqon maysid lixda nin ee tagaya Kismaayo xageen anigu xaqayga doontaan haddii aad adiga iyo Xasan Sheekh isku koobteen maamul jufeedyada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM