12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Sucuudiga oo ku guuldaraystay ilaalinta Xaramka iyo 107 qof oo ku dhimatay wiish ku soo qaloocsamay

Inta la ogyashay 107 qof ayaa ku dhimatay Xaramka magaalada barakaysan ee Makka kadib markii wiish ku soo qaloocsamay. Sucuudiga ayaa ku guuldaraystay in uu ilaaliyo amaanka xujeyda iyadoo uu ka wado Xaramka balaadhin maadaama eeriyada u dhow oo dhan uu ka dhisay huteelo isagoo burburey dhismayaal qadiimi ah.

Gacanka wiishkan qaada alaabta culculus ayaa ku soo dul dhacay goobtii dadku ay marayeen. Sucuudiga ayaan lagu aqoon inuu bixiyo magdhow arin fashila oo noocana. Dadka ku geeriyooday ayayt ku jiraan Somali.

Ilaa hadda lama sheegin sababta keentay in wiishkan ka soo dhaco goobtii loogu talagalay.

file-11-falling-crane5[1]

hqdefault[3]

2015_9$largeimg211_Sep_2015_224620210[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM