22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciro gacmaha halaga xidho si aanu wax u saxiixin iyo odayada Isaaqa ee Baashe weeraray waxaan leenahay…CUQAAL reer Awdala

Cuqaal reer Awdala ayaa ka hadlay feerkii ka dhacay xarunta golaha Hargeysa waxayna sheegeen in haddii Ciro feerka dayn waayo gacmaha la xidho si aanu wax u saxiixin. Dhinaca kale waxay fariin u direen odayaal Isaaqa oo gudfoomiye ku xigeenka si xun u weeraray sheegayna haday sheekadu tahay SNM iyagu in ay yihiin Somaliland.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM