22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Garaad Jaamac oo ku baaqay in xukunka laga xayuubiyo C/raxmaan Ciro oo gacanta bilaabay: ARAG

Garaad Jaamac oo ka yaabay feerkii C/raxmaan Ciro inkastoo markii dambe dhulka lala dhacay goobtana ka baxay isagoo socon kari la ayaa sheegay in qof sidaasa oo xukumi kari waayay 82 qof miyaa lagu aaminayaa ummad dhan,,,wuxuuna u baaqay in laga xayuubiyo labada jago ee uu isku haysto.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM