07/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaanka C/raxmaan Ciro oo ugu yeeray Siilaanyo in uu ka jawaabo feerkii Ciro iyo Baashe

Suldaanka beesha Habaryoonis (ISAAQ) ee C/raxmaan Ciro ayaa sheegay in Baashe la soo diray uuna soo diray Siilaanyo isla markaana ay haboon tahay in uu ka jawaabo feerkii dhexmaray Ciro iyo Baashe. Dhinaca haamaha ayuu soo kale hadlay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM