22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Haweenay lagu soo eedeeyay in ay diin qalada ka faafin jirtey Hargeysa oo Gamudug loo dirayo: ARAG

Maxkamad ku taal magaalada Hargeysa ayaa xukun dul dhigtey haweenay lagu eedeeyay in ay diin qalada ku faafinaysay xaafado ka mida magaalada Hargeysa ayaa la filayaa in laga masaafuriyo Hargeysa lana geeyo Galmudug oo ay ka soo jeedo. Haweenaydan oo lagu magacaabo Sacdiyo Sheekh Yuusuf Wardheere oo da’deeda lagu qiyaasay 41 jir ayaa maxkamada laga hor akhriyay dambiyada ay gashay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM