21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Tuulada Xariirad oo dadkii deganaa soo direen qaylodhaan iyo haraad ay ka baqayaan in ay u dhintaan”cidi nooma maqna maamul xumo”+MUUQAAL

WP_20141231_010Xariirad 31 Dec 2014–Tuulada Xariirad ee gobolka Awdal ayaa dadkii deganaa soo direen qaylo dhaan ku aadan biyo la,aan ka jirta tuulada iyadoo hal goob oo ay ka cabayeen hadda ay noqotey gabaabsi. Waxay yiraaheen waxaan ugu baaqaynaa haday jirto wax dawlad la yiraa in dadkan ay soo gaaraan oo biyo u dhimanaya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS