23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiyaha barlamaanka Khaatumo oo waraysi dheer lagala yeeshay baasaboor Somaliga iyo arimo kale

Gudoomiyaha barlamanka Khaatumo State mudane Maxamud Sh Cumar Xasan ayaa waraysi dheer isagoo jooga Balicad lagala yeeshay shirkii Balicad iyo baasaboor Somaliga. Wuxuu ka hadlay lacag fara badan oo mashaariic ah oo Khaatumo lagu siiyey inay deegaanadooda ku horumariyaan, wuxuuna cadeeyey in dhaqalaahaas lagu bixinayo arimaha wadooyinka, qaarna laguba bixiyey sida kuwa Laascaanood.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM