22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beelaha Dhulbahante oo ka cadhoodey hadalo cunsureysan ee ka soo baxaya beesha dhexe iyo Laascaanood isugu yimaada

Beelaha Dhulbahante ayaa ka carooday hadalo cunsureysan oo ka yeeray saxaafada iy suldaanada beesha dhexe kadib feerkii Ciro iyo Baashe. Salaadiinta ayaa ugu baaqay isimada iyo siyaasiyiinta jooga Hargeysa ka jooga in ay si deg dega uga soo baxaan. Dhaqan ayaa leenahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM