22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Tababar dhinaca saxaafada ah oo Boorama uga socday dhinacyada kala duwan oo la soo gabagabeeyay

Tababar muddo sadex cisho uga socday magaalada Boorama ee gobolka AWdal dhinacyada saxaafada ayaa la soo xiray waxana gobta ka hadlay Yoonis Cali Nuur oo qayb weyn ka ahaa tababarka wuxuuna sheegay in si fiican ay u dhacday. Tababatkan ayaa ujeedadiisu ahayd in saxaafadu ka qayb qaadato doorashada. Kulankan waxaa ka maqnaa RAmaax oo aan laga waayin goobahan oo kale.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM