22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Woqooyiga hadda ku magacaaban Somaliland wuxuu ahaa shan gobol sadex waxa degta ururka USP: ARAG xaflad

Xaflad lagu soo dhaweynayay wasiirka arimaha gudaha Khaatumo State ayaa ka dhacday Kanada magaalada Toronto waxana ka soo qaybgalay wax garad, siyaasiyiin iyo aqoonyahano badan waxase goobta qabsaday wasiirkii hore ee duulista Qorsheel oo sheegay in ururka USP ay aad u taageersan yihiin Khaatumo wuxuuna khusey in woqooyihi Ingiriisku haystay ay ahayd shan gobol sadex ka mid ahna ay degaan dadka USP sidaana ku yihiin majoorati.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM