22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Iskuduwadaha ciyaaraha ee gobolka Awdal iyo Qaasim Muxumed Geelle oo ka hadlay fawdo ka socota qabanqaabadii ciyaaraha

Iskuduwadaha ciyaaraha gobolka Awdal iyo tababaraha gobolka Awdal ciyaarta baaskidka Qaasim Muxumed Geelle ayaa ka hadlay fiowdo ka socota qabanqaabada ciyaaraha gobolada Woqooyiga oo qayb ahaan lagu qabanayo Boorama. Waxa jira arbushaad iyo kala amarqaadasho ka jirta magaalada taas oo iskuduwaha gobolka looga dambeyn waayay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM