07/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faahfaahin qaraxii argagixisada shabaab ka fulisey bar u dhow madaxtooyada iyo tirada xasuuqeen

Wararkii ugu dambeyay ee ka soo baxay qaraxii argagixisada shabaab ka fuliyeen bar u dhow albaabka madaxtooyada ayaa waxa ku dhimatay inta la ogyahay ilaa 12 qof oo u badan askartii dawlada, dad shiciba iyo nin Turki ah. Falkan ayaa laga soo abaabulay isla madaxtooyada sida dadka badankiisu aaminsa yihiin waxana fuliyay isla kuwa lagu sii daayo qabiil.

Soldiers stand near the wreckage of a suicide car bomb outside Somalia's presidential palace, Monday, Sept, 21, 2015. An Islamic extremist suicide bomber detonated an explosives-laden vehicle at the gate of the Somalia's presidential palace in the capital on Monday, killing at least four people, a police official said. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

qaraxa-madaxtoyada-2[1] qaraxa-madaxtoyada-3[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM